Funsi Flüchtlings-Beratung & Sprachdienst e.K. Funsi Immigration Consultation and Language Services شــركـة فــونزي للاستشارات اللجــوء وخــدمــات اللغات المختلفــة Somalischer Treffpunkt, gemeinschaftliches Kulturzentrum e.V. Niederbayern
Funsi Flüchtlings-Beratung & Sprachdienst e.K.Funsi Immigration Consultation and Language Servicesشــركـة فــونزي للاستشارات اللجــوء وخــدمــات اللغات المختلفــة Somalischer Treffpunkt, gemeinschaftliches Kulturzentrum e.V. Niederbayern
Hilfen Sie uns ihnen zu Helfen Die Somalischen Minderjährigen Frauen die noch nie Schule Besucht haben, wollen jetz hier bei uns Schul Anfangen.
Flüchtlingen aus Somalia und Arabien suchen immer wieder jemanden hilft. Menschen, die fliehen müssen, die oft alles verloren haben, die zumeist völlig auf sich allein gestellt jahrelang auf gefährlichen Wegen unterwegs sind, haben ein Anrecht auf Hilfe.

Überschrift

Kampf der Kulturen

 

Seit der Kolonialzeit & der Bildung von nationalstaaten gibt es immer wieder polizische Strömungen, die Kulturen oder Zivilasationen beurteilen, eine Rangfolge u. mögliches, meisten auch für unvermeidlich gehaltene Konflikte oder Kriege voraussagen.

 

In Deutschland ist diese Zuspitzung wieder nach dem Fall der Mauer sichtbar geworden. War bis dahin Ost-West-Gegensatz, wurde danach immer stärker vor Einwanderung und dem Islam gwarnt. Während die Einwanderung mit dem Fall der Mauer plötzlich stark zunahm, insbesondere die Zeit der Asylanträge kurzzeitig auf das Zehnfache stieg, richtete sich das Interesse nach dem 11. September 2001 vor allem auf den Islam und die Moslems.

 

Deutschland u die Welt 75

 

Herzlich Willkommen auf unserer Homepage Cordially welcome on our homepage Ku soo dhawaada Safxaddeena ama Boggeena Internetka أهــــلا وسهــلا بكــم في صفحتنــا

Somalischer Treffpunkt, gemeinschaftlisches Kulturentrum Niederbayern e.V. in Zusammen Arbeit mit FBS e.K.

wir unterstutzen Frauen in Somalia die verweigert sind die in Zwangsheirat, entführung, schwer misshandlung, nicht obdachlos in zukunft zu werden, und gegen Abschiebung.

 

Bitte Unterstutzen Sie SOMCA e.V..

 

Wenn Flüchtlinge nach Deutschland Kommen und einen Asylantrag stellen, werden sie nach einer festen Quote auf die 16 Bundesländer verteilt und dort in einer von 19 (Erstaufnahmeeinrichtungen) untergebracht. hier müssen sie normalerweise drei Monate lang bleiben, ihren Asylantrag stellen und in einer Anhörung ihre Fluchtgründe, ihre Asylgründe schildren.

 

Eine dieser Erstaufnahmeeinrichtungen liegt in München und Deggendorf ibn Bayern. Seit 2008 bieten hier die Somalischer TreffPunkt, gemeinschaftliches Kulturzentrum Niederbayern e.V. und auch die Diakonie (Flüchtlings-beratung) bei uns SOMCA e.V. jeden Tag möglich. Es ist ein Ort, Flüchtlinge aus Somalia und Syrien willkommen zu heißen und erst INFO zu geben.

 

Unser Büro (SOMCA e.V.) sind bereit fast jeden Tag Beraten wir Asylsuchenden aus Syrien.

 

Wir Sprechen Arabisch-Somalisch und Englisch.

 

Herzlich willkommen!

La-Dagaalanka Gudniinka Fircooniga ah.  Anti-FGM.. Female Genital Mtilation Anti-FGM. Weibliche Genitalverstümmelung in Somalia

 

 

 

Wir freuen uns, Sie auf unserer Homepage begrüßen zu können. Informieren Sie sich auf unserer Internetpräsenz über unser Unternehmen und unsere Leistungen. Unser Geschäft stellt Ihnen eine große Bandbreite zur Verfügung, aus der Sie ganz nach Ihrem Geschmack wählen können. Dabei unterstützen wir Sie mit einer umfassenden und fachlich kompetenten Beratung.  

Sie möchten mehr über uns und unser Angebot erfahren? Gerne stellen wir uns Ihnen vor. Unser Team ist jederzeit gerne für Sie da ist. Wir freuen uns auf Sie!

 

 


Flüchtlingen

 

Wenn Flüchtlinge nach Deutschland Kommen und einen Asylantrag stellen, werden sie nach einer festen Quote auf die 16 Bundesländer vertreilt und dort in einer von 19 (Erstaufnahmeeinrichtungen) untergebracht. Hier müssen sie normalerweise drei Monate lang bleiben, ihre Asylantrag stellen und einer Anhörung ihre Flüchtgründe schildren.

 

Eine dieser Erstaufnahmeeinrichtungen liegt in München und in Deggendorf. Seit 2008 bieten wir SOMCA e.V. Flüchtlings-Beratung fast jeden tag. Es ist ein Ort, Flüchtline Willkommen zu heißen und erste Informationen zu geben. laden dazu ein, einzelne Ideen und Elemente oder das gesmte Konzept zu nehmen und Dokumenten organizierung und Übersetzungen anzubieten. Wir Sprechen Somalisch und Arabisch und auch Englisch.

Hier finden Sie uns  FBS e.K.

FBS e.K.
WATZLINKRING 7
94034 Passau

Rufen Sie einfach an unter

Mobile: +49 152 342 60 213

+49 851 2118458+49 851 2118458

 

oder nutzen Sie unser Kontaktformular.

 

Beratung und Sprachdienst, Somalisch, Arabisch, Deutsch und Englisch

 

Funsi Flüchtlings-

Beratung und Sprachdienst, Somalisch, Arabisch, Deutsch und Englisch

Passau

94034

 

Watzlinkring 7 Passau

 

 

 

 

Flüchtlings-Beratung & Sprachdienst. Handel & Vertrieb von Orientalischen Waren. Refugees consultation and languages services. إستشـارة شـؤون الآجـئين واللغـات La-Talinta Qaxootida iyo Tarjumidda Luqadaha Herzlich willkommen auf unserer Homepage Cordially welcome on our homepage Ku soo dhawaada Safxaddeena ama Boggeena Internetka أهــــلا وسهــلا بكــم في صفحتنــا    ســوف نقـدم لكم العمـل الاتي التـشـاور والتـوصيـة فيـما تخـص اللجـوء في ألمـانيـا وحتي دول أوروبا المـتـحدة.. خـدمات المكتبيـة واللغـويـة, حيث إننـا نتكلـم العـربيـة وكــذلك اللغـات الألمـانية وإنـجـليزية ولغــة الساحل الأفــريقـي. نقــوم الاتـجار السلـع الشـرقيـة كاستـيراد وتصـدير.  خــدمــة عــامــة للمـرضي الـواصــلين من الدول الخليـجيــة وعـامة العـربيــة وكــذلك الآخــوة والأخــوات المـرضي المقـيمـين في أوروبـا. وذلك بأسـعار منـاسبــة، حـجز فنـدق أو شـقق مفـروشـة أو غــرف منـاسبة حسب الطلــب.

inay mar kale Siyaasadda waddanka wax ka qabtaan haddii fursad la-siiyo Odayaasha iyo Culimaa-u-diinka Banader oo diyaar u ah

Yahuddii Carabta iyo Somaliya degtay, waxay u kala baxayeen sidatan:

 

Yahuud ku soo xarootay Makka iyo Medina Yahuud ku soo xarootay Yemen (Bani Tayac, iyo Yibraa ama Yibir), waa ilma-adeerada Yahuddii Bani Khawkhaz.

 

Yahuud ku soo xarootay Afrikada Bari, sida Somalia, isla Yuhudda degtay Yemen, qeybo ka mid ah, hase yeeshee ay ahaayeen 60% kuwo isku dhiibay Diinta Islaamka,oo ay gacantooda ku Muslimeen Culimo ka timid dalalka Carbeed iyo Persia. Hase yeeshee raacay magacaawowayashoda,        (iyadoo aysan noogu habooneyn in ayanu halkan ku magacawno magacyada awoowayaasha, dadka asalkoodu ka yimid Yahudda oo Somalia degtay),haseyeeshe ay  badigood  ay  dib  ugu  laabteen Yemen  in  yar  mooyee oo dhex degtay qaba’ilka Somaliyeed oo soo dhaweeyey markoodii hore, ka dib markii ay Yahuddu heleen degmooyin ay ku neegadaan, hase yeeshee isku dhiibay Diinta Islaamka, ka dib markii ay ka baqeen in laga takooro  Somalida  kale, illaa iyo haatana ay ku joogaan Islamnimadooda, xatta ay ilaaween asalkoodii hore, aan ka aheyn kuwo ku joogay diintooda Yahudda,  ka dibna ku noqday dhulka Phalastine. Sidaas oo kale ayaa Yuhudda Africa ay ugu bahtirsadaan Yahudda Carabta.

       Hase ahaatee, Yahudda Falasha ee Ethiopia, iyagu way ka duwan yihiin noocan Yahudda ay sheegtaan, sababtoo ah, iyagu asalkoodu (Flasha) ma-ahan Yahuud, ee waxay ahaan jireen qowm madow ah oo hunugruyeeyey Diinta Yuhuudda, ka dib markii ay arkeen in ay u naxariisanayaan.

In ku dhow 5000 oo sano Ciise ka hor ayaa Askartii Nebi Sulaiman NNKoo qaar u soo sagootiyey Boqoraddii Balqiis ee reer Yemen, ayaa u soo gudbay dhanka konfuureed ee Yemen, kana gudbeen Badda Cas, una gudbeen dhulka Xabashida ama (Abacynian Land), meeshaasna dad madow ay raaceen Diinta  Rabbiga  oo waagaasi Sulaiman iyo Asxaabtiisii ay fidinayeen,  waana markii ugu horeysay dad madow ay raacaan diinta Yahudda, taasina ay ku soo caan baxday Yuhud madow oo Africa deggan.

       Waxa kordhay xiiso colaadeed, baaba’ waxa ku dhowaatay boqortooyo badan firdhankii Yahudda  darteed,  iyagoo Carabta u kala qeybsantay qaar raacsan Yahudda iyo kuwo ka soo horjeeda, illaa qaar ka mid ah wadamadii ay Yahuddu galeen ka beddelmo magacyadii ay lahaayeen, waxaa xiisadan colaadeed iyo iska horimad ka faa’ideystay  qolooyin  yar-yaraa  oo aan awood lahaan jirin,waxaa qiil-qiil gashaydiimihii la-faafinjiray, sida diinta Masixiga (Injilka) iyo Yuhudda (Towreed) illaa uu ku ekaado oo keliya meelo fara ku tiris ah, waxaa soo shaac baxay kooxdii la-oran jiray Xawariyiinta (Jesus Christ Decibles) oo dhamaa 12 qofood oo qaarkood la-laayey qaarna u socdalay  gudaha  Euorpe,  kuwii   Yurub  galayna  ay  ku  guuleysteen  in goobahaasi laga aamino, taasoo surtagashay soo kicid boqortooyo ku dhisan dhinaca diinta Masiixiga ah, sida:

       Roman Catholic, Giriig Orthodox, tii England ee Evangelism, France iyo Spain iyo Bortuqiiskal, kuwii Afrikau soo gudbay waxaa ka soo shaacbaxday boqortooy-ada Apacynia ee Xabashida (Ethiopia), haatan Waxaa dhibaato dil ah loo geystay culimo badan oo soo ikhtiraacay waxyaabo ku saleysn cilmiga haatan jira oo loo arkaayey in ay ka soo horjeeddo Diinta.

 

Iyadooy arrimahaasi jiraan, ayaa sanooyin ka dib soo shaac baxay culimo badan oo dunida ku soo kordhiyey cilmi teknaloojiyadeed oo qaarkood illaa iyo hadda ikhtiraacoodii socdo.

 

       Boqolaal sano ka dib,  waxaa aduunka lagama maarmaan u  noqotay in uu u soo shaac baxo shakhsi arimaha Diinta iyo siyaasadaba hogaankauguqabta, maadaama muhimadii Diineed  ee boqolaalka  sano  jirtay  ay  ku dhowaatay ama aysan amminnin dadyow badan,  iyadoo aysan sababteedu laheyn Anbiyadii loo soo dhiibay, oo ay ayaan daradu lahaayeen bulshooyinkii loo soo dejiyey oo iyagu ku koobnaaday.

 

Nasiib waxa dunida u noqotay in Jasiiradda Carabtu ka dhasho Caalimkii Weynaaee Nebi Maxammed Ibnu Cabdullah (NNK),  Nebigu waxa uu waday mabda’diineedoo khuseysay dhaman dunida oo dhan.  Nebigu waxa uu la-yimid dowladnimo aan adduunka lagu arkin waagiisii, waxaa uu abuuray dowlado Islami ah oo tartan xoog leh lagalaykuwii ilbaxnimadoodii sareysay. Waxaa dunida ifafaalou noqotay in horumar lagu tilaabsado, ka dibna waxaa suurtagal noqotay in addunka markii loo kheybiyo saddex meelood laba qeyb lagu maamuo siyaasadda diinta Islaamka ah.  Waxaa ay suurtagal noqotay in meelo ka mid ah Yurub lagu mamulo diinta Islamka, sida tii ka jirtay Andalusiya ee Asbania, iyo Fransa, waxaa dib Yuhuda iyo Romanka looga saray Phalastine xilligii Salax Aldiin Al-Ayubi, waxaa soo shaac baxay culimo badan oo dhqaatiir ah iyo kuwo ikhtiraacay cilmi kale, sida, Ibnul sinnaa iyo Yusef Elshaq.

       Xilligii Maamulka Islaamka ka dib, waxaa u soo shaac baxday iyagana boqortooyooyin cusub Carbta iyo Africa, sida:

 

 

Suldanadda Oman

Boqortooyada Baxreyn

Boqortooyada Iran

Saldamadi Geeska Afrikada bari ee Somalia, sida tii Saldanadii Xamurabiiyinta iyo tii Ajuraanka, suldanaddii Saylac, iyadoo Yemen ay u qeybsantay dhowr boqortooyo.

 

       Waxaa bilaabatay in reer Europe ay ku fakiraan dandaansi dadyowii ay u maleeyeen inay ka daciifsanyihiin, iyo inay dib uga gualeystaan dadyoowga Carbeed oo jebiyey askartii ka socotay boqortoyooyinkii Europe oo dagaalka ku soo qaday Carabta oo ku dhaqmaayey Islamka, dagaalkaas oo ay ku guuleysteen Carabta oo uuhogaminaayey hogaamiyihii Woqooyiga Ciraaq ee Salaxuldiin Ayuubi, oo asalkiisii hore ka yimid Arliga Armeniya. Reer Europe oodooneysay inay gadaal kaga soo maraan Carabta oo ka awood sareysay, ayey doonyihii ay wateen u socdaashay dhulal cusub oo aysan horey u-arkin sida kashifaadii ay soo kashifeen qaaradda America iyo gaariddii ay gaareen India iyo China, oo ay carabtu oogu horeysay reer Europe gaaritaanka India iyo China.

 

     Qarnigii 12aad dhamadkiisii waxaa bilaabatayKacaankii is-adoonsiga, taasoo dhalisay helitaankii qaaradda America, waxaa dhamaaday ama baba’ay boqortooyooyinkii ilbaxnim-ada weyn lahaa ee qaradda Africa, sida tii Kanu Barnu ee Mali iyo Boqortooyadii Songhay   iyo kuwo la mid ah oo soo  jireen kumanan kun oo sano ka hor inteysan Europe soo shaac bixin. Reer Europe waxay bilabeen ka dib burburkii Kanu Barnu iyo Songhay ee Afrikada Galbeed in ay dad Afrikan ah u kaxeystan qaaradda America iyagoo ka beec mushtaraya.

 

Waxaa bilaabatay in ay soo shaac baxaan quwado waaweyn, waxaa si sharaf darro  ah  loo  baabi’iyey  shucuubtii  ku  nooleyd  qaaradda America ee Indians ama (Cali bessteen),si dhulkooda loogu abuuro ummad cusub oo ka timid Europe (American), waxaa la-magacaabay waddamo cusub sida:   

 

America, Canada, Green Land,  IceLand,  Australia,  NewZeland  iyo  kuwo la-mid ah, si deg deg ah waxaa loo soo shaac bixiyey dhul balaran oo logu magacdaray The United States of America, iyadoo goobtaasi lagu abuuray dad cusub oo laga kala keenay adduunka, sida Europe, Africa iyo Asia.

 

       Dhamaadkii Qarnigii 14aad, iyo bilow horaadkii Qarnigii 15aad waxaa adduunka  ka  dhashay  Kacaankii warshadaha  taasoo sababtay  helitaankii  America iyo ganacsigi adoomada Africa, ooay reer Europe ku guuleysteen, iyagoo xiligii kacaankan ay  reer  Europe  bilaabeen in ay adoomo cusub u iib geeyaan Europe.

 

Waxaa bilabatay in lagu tartamo wax soo-saarka, iyadoo ninka cad ay wax soo-saarkisa ay ku xirnaato inta addoomo ooAfrican oo uu leeyahay.   Iyadoo aysan reer Europe welli ka dhergin foolxumadaasi, ayey haddana mar kale Afirica ku soo noqdeen, si ay u-milkiso Dahabka iyo Dhaymanka u keydsan Africa, taasoo reer Europe ku khasabtay in ay ku soo dulaan Africa iyago ka mideysanarrinta dhicitaanka  Africa, iyago ujeeddadoodu aheyd nidaam cusub oo lagu gumeysto Africa,  si Europe ay u hesho alaabta ceyriin oo ay uga baahan tahay warshadahooda, nasiib waxaa qaaradaha kale  ee adduunka u ahaa in Europe dhamaan aysan wax gumeysan oo xattaa  iyaga  qaarkood ay is-gumeysan jireen, sida Europtii daciifka aheyd ee Bari oo lagu soo duulay, dowladaha Europe ee gumeysiga watay waxaa ka mid ahaa:

 

England,Spain,Bortugal, Italy, Holand,Germany, Bilgeum,America,France, hase yeeshee waxaa adduunka badi gacanta ugu jirtay Ingiriiska, dowladahaasi waxay adduunka u kala gumeysteen sidatan:

Druckversion Druckversion | Sitemap Diese Seite weiterempfehlen Diese Seite weiterempfehlen
Funsi Flüchtlings-Beratung und Sprachdienst e.K.